Ehelada Taliyihii Lagu Diley Degmada Xariirad Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ehelada Taliyihii Lagu Diley Degmada Xariirad Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada.
July 19, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Ehelada Waxgaradka taliyihii ciidanka ilaalada xeebaha ee degmada xariirad ee dhawaan halkaasi lagu diley  Marxuum Siciid Xasan xaaji ibraahim ayaa xukuumada ugu baaqay in deg deg ukeento gacan ku dhiig lihii mudo 24sacadood gudahooga

COMMENTS
LINKS