Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah Ku Qaabiley Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Iyo Siyaasiyiin Kale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah Ku Qaabiley Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Iyo Siyaasiyiin Kale
June 12, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka Xisbiga waddani ayaa munaasibad soo dhawayn ay usameeyay siyaasi diblamaasi sare maxamed cabdilaahi cumar iyo siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale oo ay isku deegaan yihiin

Munaasibad soo dhawaynta ah oo lagu qabtay hutaalka maansoor ee magalaada hargaysa ayaa laga jeediyay hadal soo dhawayn ah iyo sida ay muhiimka u tahay in dalka uu ka dhaco isbadal

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS