Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Shaybaadhka Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ay Sheegeen In Lagu Wareejinayay Shirkad Ajaanib Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Shaybaadhka Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ay Sheegeen In Lagu Wareejinayay Shirkad Ajaanib Ah.
June 23, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xogyahaya Arimaha Bulshada ee xisbiga waddani Maxamed Sidiiq Dhame ayaa ka hadlay shirkad ajaanib ah oo uu sheegay in xukuumadu ku wareejinayso gacan ku haynta shaybaadhka kaydka shidaalka ee berbera

Sidoo kale Xoghaye Dhame ayaa soo bandhigay xaalada rasmiga ah ee shaybaadhka kaydka haamaha shidaal iyo duruufaha ku xeeran shaqaalaha ka hawlgala.

COMMENTS
LINKS