Xildhibaan Guruuje Oo Si Rasmi ah Ugu Biiray Waddani, Kana Hadlay Arimo Xasaasiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Si Rasmi ah Ugu Biiray Waddani, Kana Hadlay Arimo Xasaasiya
June 14, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje ayaa munaasibad ay beeshiisu ku taageraysay xisbiga waddani kana dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu biiray xisbiga isagoo ka hadlay isku day lagu soo qaaday xafladooda oo fashilmay.

COMMENTS
LINKS