|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan la Qaatay Wafti Ka Socday Dawlada Maraykanka!
June 18, 2024 - Written by Editor:Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ay wehelinayaan Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo agaasimaha guud ee Amniga ayaa kulankan Ballaadhan la qaatay wefti ka socdey Dalka Mareykanka, kuwaasoo booqasho rasmi ku jooga Dalka Somaliland.
Weftiga ka socda Congresska Mareykanka ayaa Somaliland u yimi si ay u ogaadaan Horuumarka socda Jamhuuriyadda Somaliland iyo nabad-gelyada ka hirgeshay Somaliland 30 kii sano ee u danbeeyey ee Dalku xorriyaddiisa la soo noqday.
Kulan oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayuu Wasiirka iyo Taliyayaasha Ciidamada kala duwan weftiga siiyeen warbixin ku saabsan Somaliland.
Related posts:Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud Oo Sheegay In Madaxwaynaha Somaliland Laga Hortaagan Yahay In A... Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Gudida Qaban-qaabada Shirweyna... DAAWO:Cali Guray oo Markale Shaaciyay Cida gilgishay Ee ka Danbaysay Shirqoolka Saldanada Subeer-Aw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|