War Ka Farxiyay Xisbiga Waddani Oo Kasoo Yeedhay Shacabka Degmada Geed-balaadhan Ee Gobolka Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Ka Farxiyay Xisbiga Waddani Oo Kasoo Yeedhay Shacabka Degmada Geed-balaadhan Ee Gobolka Gabiley
June 18, 2024 - Written by Editor:

GEEDBALAADHAN(W,N)-Shacabka ku dhaqan degmada geed balaadh oo katirsan gobolka gabiley ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dhisayaan xisbiga mucaaridka ee waddani halkaasi oo laga furay xafiis xisbigu ku yeelan doono degmada

Waxaana halkaasi ka hadlay shacabka ku dhaqan degmada geedbalaadhan oo uu weheliyo xildhibaan axmedwali oo katirsan golaha deegaanka gabiley kana mid ah xisbiga waddani.

 

COMMENTS
LINKS