Waftigii Ka Socday Dawlada Maraykanka Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socday Dawlada Maraykanka Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Berbera!
June 19, 2024 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wafti ka socday aqalka sare ee dawlada maraykanka oo maalmihii udanbeeyay safar ku joogay Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera halkaasi oo ay kormeer ku tageen dekeda berbera iyo goobo kale oo muhiim ah.

COMMENTS
LINKS