Ururka Qareenada Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Gudoomiye Kuxigeenkii Ururka Iyo Eedaha Ay Ujeediyeen Badhasaabka Gobolka Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Qareenada Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Gudoomiye Kuxigeenkii Ururka Iyo Eedaha Ay Ujeediyeen Badhasaabka Gobolka Awdal.
June 13, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka Ururka Qareenada Somaliland ee Solla ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga xukuumadu kula kacday gudoomiye kuxigeenka ururka qareenada oo mudo ku xidhan magaalada boorama

Sidoo kale Ururka Qareenada Ayaa eedo culus ujeediyay badhasaabka gobolka awdal oo ay sheegeen in uu ka danbeeyo xadhiga masuulkan.

COMMENTS
LINKS