Siyaasi Xuseen Dayr Oo ka hadlay Midowgii Somaliland & Somaliya Iyo Khiyaamo Ay Somaliya Ku Kacday! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Xuseen Dayr Oo ka hadlay Midowgii Somaliland & Somaliya Iyo Khiyaamo Ay Somaliya Ku Kacday!
June 25, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka heshiiska Somaliland iyo Itoobiya.

Sidoo kale eng xuseen dayr ayaa jawaab ka bixiyay hadalka ka dhan ka ah heshiiska Somaliland iyo itoobiya ee kazoo yeedhaya maamulka somaliya isagoo sheegay in somaliya ay lixdankii iyadi kusoo biirtay Somaliland.

COMMENTS
LINKS