“Qolada Dawlada Waxaan Leeyahay, Hadii Tartankaa Laydinka Helo, Oo Qoladaa Mucaaridku Ay Ku Guulaystaan, In Madaxwaynaha Maanta Joogaa Ee Muuse Biixi, Aanu Xilkaasi Isku Adkaynin” Sh. Cabdilaahi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qolada Dawlada Waxaan Leeyahay, Hadii Tartankaa Laydinka Helo, Oo Qoladaa Mucaaridku Ay Ku Guulaystaan, In Madaxwaynaha Maanta Joogaa Ee Muuse Biixi, Aanu Xilkaasi Isku Adkaynin” Sh. Cabdilaahi
June 16, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Sheekhul baladka Gobolka Awdal sheikh cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar oo munaasibadii ciidul adxa ka jeediyay khudbad ayaa dardaaran culus ujeediyay xukuumada uu gadhwadeenka Ka yahay madaxwayne muuse biixi isagoo usoo jeediyay in hadii tartanka doorashada ee inagu soo socda laga helo oo mucaaridku ka guulaysto in aanay kursiga isku dhajin islamarkaana ay si qurux badan uwareejiyaan

Sidoo kale Sheekh cabdilaahi sheikh cali jawhar ayaa fariin muhiim ah udiray xisbiyada mucaaridka Somaliland iyo ururada siyaasadaba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS