Musharaxa Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Deeq Gargaara Gaadhsiiyay Qoysas Dhibaato Bani Kasoo Gaadhay Dab Qabsaday Guryahooga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Deeq Gargaara Gaadhsiiyay Qoysas Dhibaato Bani Kasoo Gaadhay Dab Qabsaday Guryahooga!
June 9, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Musharraxa madaxweyne kuxigeen ee xisbiga WADDANI Maxamed Cali Aw-Cabdi oo ay weheliyaan masuuliyiin heer qaran iyo heer gobol ayaa deeq gargaar ah gaadhsiiyay dadka ku nool deegaanka Geed-diqsioo ka tirsan gobolka Awdal oo dhibaato ba’ani ka soo gaadhay dab guryahooda qabsaday.

COMMENTS
LINKS