|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biden Oo Soo Saaray Sharci Ka Farxiyay Soomaalida Mareykanka Iyo Deganaasho La Siinayo Nus Milyan Qof!
June 19, 2024 - Written by Editor:WASHINGTON(W,N)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa salaasadii shalay ku dhawaaqay siyaasad cusub oo ku saabsan muhaajiriinta, taasoo deganaashaha joogtada ee Mareykanka ka caawin doonto boqollaal kun oo xaasas oo aanan sharci ku joogin Mareykanka. Sharcigana ayaa waxaa ka faa’iideysa doona nus milyan qof oo aanan sharci ku joogin Mareykanka, balse qaba xaasas heysta dhalashada Mareykanka ama ay qabaan muwaadiniin Mareykan ah. Sidoo kale, waxaa kaloo qeyb ka ah carruurta aanan sharciga heysan ee Mareykanka ku noolaa 10-kii sanno ee lasoo dhaafay. Shuruudaha lagu xidhay dadka xaqa u yeelan doono in ay dal-badaan sharcigan cusub ayaa ah, in ay Mareykanka ku noolaayeen muddo 10 sanno ama wax ka badan. Related posts:Boliiska Kenya Oo Xabsiga Dhigay Dad Looga Shikisan Yahay In Ay ka Dambeeyay Dilka Gabadh Somaaliye... Suldaan Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Arimo Cusub Iyo Dadaalada Loogu Jira Ka Hortaga Cov... Daawo: Warbixin Laga Diyaariyay Sababaha Keenay In Aan Laga Guursan Beelaha Lahayb sooco ee Gabooyah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|