Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed.
June 15, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeynayaa munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada Islaamka ee 1445-ka oo maalinta berri ah ku beegan.

COMMENTS
LINKS