“Maanta Doorasho Maahee, Badbaado Qaranbaa Loo Baahan Yahay”Suldaan Xasan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maanta Doorasho Maahee, Badbaado Qaranbaa Loo Baahan Yahay”Suldaan Xasan.
June 10, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beesha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa markale ka hadlay dhibaatada uu maadxwayne biixi ugaysay saldanada subeer awal ee isagu gadhwadeenka ka yahay

Sidoo kale suldaan xasan ayaa sheegay in loo baahan yahay dalka laga badbaadiyo xukuumada kulmiye.

COMMENTS
LINKS