Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Cadhooday Beeshiisa Oo Ku Biirtay Xisbiga Waddani Iyo Fariin Culus Oo Uu Udiray Xirsi Iyo Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Cadhooday Beeshiisa Oo Ku Biirtay Xisbiga Waddani Iyo Fariin Culus Oo Uu Udiray Xirsi Iyo Cirro
June 10, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal caliw araabe ayaa si kulul uga cadhooday qaybo kamid ah beesha uu kasoo jeedo oo ku biirtay xisbiga waddani isagoo fariin culus udiray gudoomiyaha xisbiga waddani iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga cabdiraxmaan cirro.

COMMENTS
LINKS