Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Kormeeray Dugsiyada Magaalada Gabiley Ee Uu ka Socdo Imtixaanka Shahaadiga Ahi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Kormeeray Dugsiyada Magaalada Gabiley Ee Uu ka Socdo Imtixaanka Shahaadiga Ahi!
June 24, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax ayaa gaadhay magaalada gabiley isagoo kormeer ku tagay goobaha uu ka socday imtixaanka shahaadiga ee falasada 8aad iyo afraad ee dugsiyada sare

Sidoo kale gudoomiye daa,uud ayaa ka warbixiyay sida ay usocdaan hawlaha imtixaanku iyo qaabka loo xaliyay arday maalintii shalay ka gadooday imtixaanka

COMMENTS
LINKS