Gudida Dan Iyo Duco Oo Sheegay In Aanu Jirin Wax Shir Ah Oo Beesha Ciise Muuse Qabsanayso Iyo Fariinta Ay Xukuumada Udireen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Dan Iyo Duco Oo Sheegay In Aanu Jirin Wax Shir Ah Oo Beesha Ciise Muuse Qabsanayso Iyo Fariinta Ay Xukuumada Udireen,
June 6, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida dan Iyo Duco ee beelaha ciise muuse oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa sheegay in aanu jirin shir loo qabanayo beesha Ilaa inta ay dhacayso doorashooyinka inagu soo foole iyagoo xukuumada ku eedeeyay in ay wado abaabul shir aanay gudida dan iyo duco ogayn

Sidoo kale Gudoomiyaha Gudida Dan Iyo Duco Xaaji Muuse Dalab ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay wado kala qaybinta beesha ciise muuse kaasi oo aanay garanayn danta ugu jirta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS