|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Arimaha Uu Kaga Xog-waramay
June 14, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi diblamaasi sare Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo xilalka wasiirada arimaha dibada iyo ganacsiga kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo dhawaana ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa lalayeshay waraysi dhinaco badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay sobobta uu xiligan ugu biiray waddani, xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo arimo kale oo muhiim ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Ku Baaqay Inaan Lagu Takri Falin Hantida Qa... Maamulka Gobolka Togdheer Oo War Kasoo Saaray Shaqaaqo Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Cali Saahid! DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo ka Hadlay Dagaal laba Beelood Ku Dhexmartay koonfurta laascaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|