DAAWO;-Beesha Cabdalle Isaxaaq Oo Taageertay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Beesha Cabdalle Isaxaaq Oo Taageertay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI.
June 14, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharraxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo masuuliyiinta xisbiga iyo xildhibaanno ayaa dadweynaha kala qayb galay munaasibadda.

COMMENTS
LINKS