Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Sheegay In Uu Doorkan Madaxwaynimada ku Dhisayo Musharax Cabdiraxmaan Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Sheegay In Uu Doorkan Madaxwaynimada ku Dhisayo Musharax Cabdiraxmaan Cirro
May 19, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xasan saleebaan dhuxul “laabsaalax” oo kamd ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland lagana soo doortay goboka maroodi jeex kana soo baxay xisbi xaakimka kulmiye ayaa cadeeyay mawqifkiisa taageero ee sanad isagoo sheegay in uu dhisayo musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan ciro.

COMMENTS
LINKS