Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Digreeto Kusoo Saaray Fasaxa Madaarista Qur’aanka Kariimka Ah Somaliland.
May 29, 2024 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Diinta Iyo Awqaafta jsl Mudane Maxamed Aadan ayaa digreeto wasiir kusoo saaray maalmaha safarax iyo xiliyada la qaadayo imtixaanka madaariska quraanka kariimka ah ee Somaliland