Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya!
May 7, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland maxamed kaahin ahna gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka waramay halka uu marayo heshiiskii isfaham ee somaliland iyo itoobiya

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay in maamulka somaliya waali ka qaadeen heshiiska dhexmaray somaliland iyo itoobiya iyagoo ku guul daraystay isku dayo kasto oo ay ku carqaladeeya is yidhaahdeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN WARKAN;

COMMENTS
LINKS