Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Salaan Ka Qaatay Cutubyo Ciidamada Katirsan Oo Udiyaar Garoobaya Xuska 18may | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Salaan Ka Qaatay Cutubyo Ciidamada Katirsan Oo Udiyaar Garoobaya Xuska 18may
May 2, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland S/G Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidamada qaranka ayaa salaam ka qaatay cutubyo ciidamada qaranka katirsan oo udiyaar garoobaya xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS