Suldaan Cade Gude Oo Raalin ka Bixiyay Hadalo Hore Iyo Fariinta Uu Udiray Reer Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Cade Gude Oo Raalin ka Bixiyay Hadalo Hore Iyo Fariinta Uu Udiray Reer Gabiley!
May 5, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan cismaan cade gude oo kamid ah madaxdhaqameedka beelaha garxajis ayaa fariin la xidhiidha doorashada udiray beelaha gobolka gabiley isagoo sheegay in ay raali galin ka bixinayaan hadalo hore uga soo jeedhay.

COMMENTS
LINKS