Siyaasi Ramaax Oo Shaaciyay In Uu Si Rasmiya Ugu Biiray Xisbiga Waddani! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Ramaax Oo Shaaciyay In Uu Si Rasmiya Ugu Biiray Xisbiga Waddani!
May 20, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi maxamuud cali hayste ramaax oo xilka badhasaabnimo kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo iyo xukuumada madaxwayne biixiba soo maray badi gobolada Somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu sirasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani

Siyaasi ramaax oo uu weheliyo suldaanka guud ee beelaha subeer awal  iyo siyaasiyiin kale oo ay isku deegaan yihiin ayaa saaka kulan la qaatay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani

Kulanka uu la qaatay hogaanka xisbiga waddani kadib siyaasi ramaax oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu isaga iyo deegaanka uu kazoo jeedaaba ay dhisayaa musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani.

COMMENTS
LINKS