Shacabka Magaalada Boorama Iyo Isku Soo Bixii Habeenkii Xalay Ee Udiyaar Garowga Xuska 18may | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Boorama Iyo Isku Soo Bixii Habeenkii Xalay Ee Udiyaar Garowga Xuska 18may
May 17, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka awdal ayaa habeenki xalay iskugu soo baxay debaaldeg ay ugu diyaar garooobayaan xuska maalinta qarannimada somaliland ee 18may oo malinta bari dalka oo dhan laga xusi doono.

COMMENTS
LINKS