|
|||||
WAJAALE NEWS
Reer Gabiley Xukuumada Abaalbay Ku Leeyihiin, Lakiin Xildhibaanada Iyo Cidkasta Oo Ucodaynaysa, Abaal Kuma Laha, Ee Waxaan Leenahay Abaal Nagashada”Xil. Cabdi cali.
May 29, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdi cali xirsi oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay arinta ansixinta gobolnimada gabiley ee baarlamaanka hortaala,isagoo dhanka kalena jawaab ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay xildhibaan cabdikariim maxamed dheere oo kamid xildhibaanada gobolka gabiley ku matala golaha wakiilada Sidoo kale xildhibaan cabdi cali ayaa sheegay in reer gabiley abaal ku leeyihiin xukuumada madaxwayne biixi balse xildhibaanada mucaaridka ah ee ay ka doonayaan in ay ucodeeyaan gobolnimada gabiley aanay abaal ku lahay isagoo ka codsaday in ay baal gashadaan reer gabiley. Related posts:Somaliland Oo Ku Kaliyaysatay Shirkii Nayroobi Iyo Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Sobobta Somaliya Uga... Daawo:Xukuumada Oo Beenisay In ay Masuuliyiinta Dalka Turkiga Ku Sugani aanay U joogin Wax wada Hada... DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadani Waabeeye. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|