|
|||||
WAJAALE NEWS
Reer Gabiley Xukuumada Abaalbay Ku Leeyihiin, Lakiin Xildhibaanada Iyo Cidkasta Oo Ucodaynaysa, Abaal Kuma Laha, Ee Waxaan Leenahay Abaal Nagashada”Xil. Cabdi cali.
May 29, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdi cali xirsi oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay arinta ansixinta gobolnimada gabiley ee baarlamaanka hortaala,isagoo dhanka kalena jawaab ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay xildhibaan cabdikariim maxamed dheere oo kamid xildhibaanada gobolka gabiley ku matala golaha wakiilada Sidoo kale xildhibaan cabdi cali ayaa sheegay in reer gabiley abaal ku leeyihiin xukuumada madaxwayne biixi balse xildhibaanada mucaaridka ah ee ay ka doonayaan in ay ucodeeyaan gobolnimada gabiley aanay abaal ku lahay isagoo ka codsaday in ay baal gashadaan reer gabiley. Related posts:𝐇𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐗𝐢𝐥𝐠𝐮𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚: “Ninkii Dayacay, Dedaal Iyo Garawsho u Waayay, Ha Imaansado Nas... “Taageerayaasha Musharax Shucayb Waxaan Leenahay Kaadhadhka Qaata, Majirto Wax Danbi Oo Loo Haystaa,... Daawo:Xoolo Abaaraysan Oo Rakaab ah Kana Yimid Bariga Somaliland Oo Gaadhigii ay Saarnaayeen Kula ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|