Orodyahanka Caanka Ee Mo Faarax Oo Booqasho Ku Tagay Suuqii Gubtay Ee Waaheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Orodyahanka Caanka Ee Mo Faarax Oo Booqasho Ku Tagay Suuqii Gubtay Ee Waaheen.
May 31, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Guddida Gurmadka iyo Taakulaynta Suuqa Waaheen ayaa ku soo dhaweeyey suuqa Waaheen wafti balaadhan oo uu hogaaminayey orod yahanka Caalamiga ah ee Mo Farah iyo Saraakiil ka socday Hay’adda Save the Children.

Guddida waxa ay waftiga uga war-bixiyeen shaqooyinka ay qabatay mudadii ay ka shaqaynaysay suuqa Waaheen ee dib-u-xoolayntii Ganacsatada iyo howlaha dib-u-dhiska Dhismayaasha.

Orod yahan Mo Farah iyo saraakiisha la socotay ayaa guddida uga mahad celiyey shaqooyinka suuqa ay ka qabteen.

 

COMMENTS
LINKS