Orodyahanka Caanka Ah Ee Mo Faarax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Orodyahanka Caanka Ah Ee Mo Faarax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley
May 28, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Orodyahanka caanka ah ee mo faarax ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada gabiley halkaasi oo ay ku qaabileen maamulka gobolka iyo ka degmada gabiley

Sidoo kale orodyahanka mo faarax ayaa ka warbixiyay ujeedada safarkiisa iyo waxyaabaha uu ka qaban doono gobolka gabiley.

COMMENTS
LINKS