Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Hambalyo Udiray Shacabka Jsl, Xuska Maalinta Qarannimada 18may Awgeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Hambalyo Udiray Shacabka Jsl, Xuska Maalinta Qarannimada 18may Awgeed.
May 17, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa dhambaal hambalyo ah udiray shacabka reer somaliland gudo iyo dibadba xuska maalinta qarrannimada jamhuuriyada somaliland awgeed

Sidoo kale musharax cirro ayaa shacabka somaliland ugu baaqay in ay wayneeyaan dabaaldega xuska sanadguurada 33aad abniga iyo wada jirkooga ilaashadaan,

COMMENTS
LINKS