Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Hadalkii Shalay Ee Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Hadalkii Shalay Ee Madaxwayne Biixi.
May 19, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka jawaabay hadal madashii shalay ee xuska 18may uu ka yidhi madaxwaynaha jsl muuse biixi iyo dardaarankii daahir riyaale ee ololaha doorashada.

COMMENTS
LINKS