Midka Mid Ah Beelaha Sacad Muuse Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midka Mid Ah Beelaha Sacad Muuse Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani
May 3, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haldoorka iyo aqoonyahanka Beesha Axmed Cabdalle ayaa xalay munaasibad casho sharaf ah ku maamuustay guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan iyo masuuliyiin sarsare oo wehelinayay.

Munaasibadda ayaa qayb ka ah u diyaargarowda doorashada iyo isbedel hoggaamineed oo dalka ka dhaca.

COMMENTS
LINKS