|
|||||
WAJAALE NEWS
Midka kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka hadlay Xidhiidhkii Halgan Ee Ka Dhexeeyay Beesha Oodwayne Iyo Gabiley Iyo Jawaabta Uu Siiyay Maxamed Case
May 5, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Caaqil sucuudi oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka gabiley ayaa ka waramay doorkii laxaadka lahaa ee beesha garxajis kulahayd halgankii dib uxoraynta Somaliland iyo xidhiidhkii halgan ee ay wada lahaayeen beelaha dega gobolka gabiley Sidookale caaqil sucuudi ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kazoo yeedhay maxamed case ina suldaan oo isagu dareen celiyay hadal uu madal ka jeediyay suldaan cade gude oo reer gabiley ku socday. Related posts:Wasiirka Cadaalada Somaliland iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Asluubta oo U Anba Baxay Dalka Jabuut... DAAWO ; Warbixinta Hadaladii Ay Iswaydarsadeen Siyaasiyiintii ka Qaybgalay Xidhitaanka Shirkii Bee... “Imika Qabyaaladdii Waxay Socotaba In Halgankii La Kala Sheegto Ayey Maraysaa Oo Mid Walba Ka Aan Re... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|