Midka kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka hadlay Xidhiidhkii Halgan Ee Ka Dhexeeyay Beesha Oodwayne Iyo Gabiley Iyo Jawaabta Uu Siiyay Maxamed Case | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midka kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka hadlay Xidhiidhkii Halgan Ee Ka Dhexeeyay Beesha Oodwayne Iyo Gabiley Iyo Jawaabta Uu Siiyay Maxamed Case
May 5, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Caaqil sucuudi oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka gabiley ayaa ka waramay doorkii laxaadka lahaa ee beesha garxajis kulahayd halgankii dib uxoraynta Somaliland iyo xidhiidhkii halgan ee ay wada lahaayeen beelaha dega gobolka gabiley

Sidookale caaqil sucuudi ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kazoo yeedhay maxamed case ina suldaan oo isagu dareen celiyay hadal uu madal ka jeediyay suldaan cade gude oo reer gabiley ku socday.

COMMENTS
LINKS