|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Go,aan Kasoo Saartay Dacwadii Urur Siyaasadeedka Shacabka Ee SPP.
May 22, 2024 - Written by Editor:Maxkamada sare ee Jamhuuriyada Somaliland Ayaa maanta Qaraar Kasoo saartay dacwadii Urur Siyaasadeedka Sahacabka Somaliland Ee S.P.P Taasi oo udhaxaysay hogaanka ururka iyo gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta Sidoo kale maxkamada sare ee jsl ayaa go,aamisay in shirkii golaha dhexe ee ay qabsadeen ururka shacabka Somaliland uu ansax yahay islamarkaana hogaankii lagu doortay uu sharci yahay Gudoomiyaha rasmiga ah ee ururka shacabka Somaliland ayaa noqonaya Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” HALKAN KAGA BOGO QARAARKA MAXKAMADA SARE EE JSL.
Related posts:“Madaxweynaha Waxaanu kula Talinaynaa, Waar Waxaa Yar Ee Ummaddu Leedahay Adigu Iska Ilaali, Kuwa Ku... Xisbiga Kulmiye Oo Sababeeyay Kulankii Maxamed Cabdilaahi Cumar Uu La Qatay Madaxda Soomaaliya Daawo:Wasiirka Maaliyada Somaliland Maro SamSam Cabdi Aaden Oo Gaadhay Gobolka Awdl Iyo Deeqo Ay Gaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|