|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maxamed Kaahin Waa Dambiile, Isagana Gaystay Wixii Laascaanood ka dhacay, Arrimaha Gudahana..” Xildhibaan Shaadh.
May 6, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan shaadh oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka arimaha gudaha Somaliland ahna gudoomiya xisbiga kulmiye maxamed isagoo sheegay in wixii laascanood ka dhacay iyo dhibaatadii soo gaadhay ciidamada qaranka uu isagu gaystay Sidoo kale xildhibaan shaadh ayaa sheegay in aanu wasiir maxamed kaahin waxba ka aqoon shaqada wasaarada arimaha gudaha ee uu wasiirka ka yahay. Related posts:Daawo: Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Qorshayaal Ay Dhawaan U Fuli... DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Sheegtay In Aanay Wax Dayn Ah Ku Wareejin Xukuum... “Madaxweyne, Shaqo Qaran Waxay Badbaadisay Dhalinyaro Badan Oo Baddaha Ku Dhiman Lahayd” Taliye Nuux... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|