“Maxamed Kaahin Waa Dambiile, Isagana Gaystay Wixii Laascaanood ka dhacay, Arrimaha Gudahana..” Xildhibaan Shaadh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maxamed Kaahin Waa Dambiile, Isagana Gaystay Wixii Laascaanood ka dhacay, Arrimaha Gudahana..” Xildhibaan Shaadh.
May 6, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan shaadh oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka arimaha gudaha Somaliland ahna gudoomiya xisbiga kulmiye maxamed isagoo sheegay in wixii laascanood ka dhacay iyo dhibaatadii soo gaadhay ciidamada qaranka uu isagu gaystay

Sidoo kale xildhibaan shaadh ayaa sheegay in aanu wasiir maxamed kaahin waxba ka aqoon shaqada wasaarada arimaha gudaha ee uu wasiirka ka yahay.

COMMENTS
LINKS