Masuuliyiin Ka Tirsan Urur Siyaasadeedka Shacabka S.P.P Oo Ka Dareen Celiyay Go,aankii Maxkamada Sare | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Ka Tirsan Urur Siyaasadeedka Shacabka S.P.P Oo Ka Dareen Celiyay Go,aankii Maxkamada Sare
May 22, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin kamid ah hogaanka urur siyaasadeedka shacabka somaliland ee spp ayaa kad areen celiyay go,aan maxkamada sare maanta kasoo saartay dacwadii ururka shacabka taasi oo go,aamisay in shirkii golaha dhexe ee ururka shacabka uu sharci yahay.

Masuuliyiintan ayaa soo dhaweeyay go,aanka kazoo baxay maxkamada sare.

COMMENTS
LINKS