Magaalada Gabiley Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Iyo Nuxurka Khudbadihii Masuuliyiinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Gabiley Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Iyo Nuxurka Khudbadihii Masuuliyiinta
May 18, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Magaalo madaxda gobolka gabiley ayaa siwayn looga xusay sanad guurada 33aad ee maalinta qarannimada somaliland halkaasi oo kumanaan shacabka ahi iskugu soo baxeen khayriyada magaalada

Sidoo kale waxaa hadalo la xidhiidha maalinta qarannimada ka jeediyay wasiiro xkuumada katirsan maamulka gobolka iyo ka degmada gabiley

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS