|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo Kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Aqoonyahanka Caasimada qaar ka mida.
May 30, 2024 - Written by Editor:Hargeysa-30-05-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, aqoonyahanka, gamacsatada iyo dhalinyarada beesha degta Koonfurta iyo Bariga Caasimada Hargeysa, iyo degmada Sallaxley.
Waxa kulankaa lagaga wada hadlay in laga wada shaqeeyo lana xoojiyo danta guud ee Qaranka Somaliland meelna looga soo wada jeedo wixii Qarannimada wax u dhimaya. Sidoo kale Kulankaa waxa la isku raacay in la dhiso lana taageero musharaxa madaxweynaha ee xisbi xaakimka Kulmiye iyo xukuumaddiisa. Waxaanu kulankaasi ku soo dhammaaday guul iyo is-afgarad buuxa. Related posts:Dawladda-Turkiga-Oo-Ku Dhawaaqday In-Ay Joojisay Lacagihii-Tooska-Ahaa-Ee-Ay-Siin-Jirtay-Xukuumadda-... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Xisbiga Wadani, Dawlada Maraykanka Oo Lagu Dhaliilay Xidhiidhka Somaliland Iyo Loolanka Siyaasadeed Ee Geeska Africa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|