Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa qoraal maanta kazoo baxay xafiiskiisa wuxuu wareegto madaxwayne uu golaha wakiilada ugu soo gudbiyay soo jeedinta iyo go,aankii shalay kazoo baxay golaha wasiirada kaasi oo lagu meelmariyay gobolnimada gabiley.
Madaxwayne biixi ayaa golaha wakiilada ugu baaqay in ay ka gudtaan waajibaadkooga sharci ee ansixinta gobolka gabiley
HALKAN KAGA BOGO NUXURKA QORAALKA MADAXWAYNAHA;