|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ka Jeediyay Xuska 18may.
May 18, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibada xuska maalinta qarannimada Somaliland ayaa ka hadlay cadaawada somaliya, heshiiskii itoobiya iyo Somaliland. Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa sitoos ah ula hadlay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro oo madasha fadhiyay isagoo usoo jeediyay in uu aqbalo natiijada doorashada madaxtooyada ee soo socda halka uu isna ka balan qaaday in uu aqbalayo hadii lagaga guulaysto doorashada. HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA WARKAN; Related posts:Qisadii Ninkii Dilay Nabiga Adeerkii Hamza Iyo Beenaale Musaylima -Rag Iyo Dumar Raariikhda Raadeeya... DAAWO; Dib Umilicso Khudbadii Madaxwayne Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal Oo Ka Warbixinaya Shir Uu kag... War Deg Deg Ah: Diyaarad Siday Dawooyin Ay Soo Dirtay Soomaaliya oo Loo Diiday In Ay Ka Degto Garoon... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|