Maamulka Gobolka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Go,aankii Gobolnimada Gabiley Ee Kazoo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Go,aankii Gobolnimada Gabiley Ee Kazoo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Jsl.
May 13, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabjiley Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye iyo Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Nuur Abakor Ayaa Madaxweyne Biixi Uga Mahadceliyay Arinta Taariikhiga Ah Ee Ansixinta Gobolnimada Gabiley oo golaha Wasiirada  Somaliland Maanta Ansixiseen.

Dhanka kale maayarka magaalada gabiley ayaa sheegay in xisbiga waddani aanu waxba gobol uhaynin reer gabiley isagoo si toos ah ua hadlay musharax cirro iyo gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi.

COMMENTS
LINKS