GABILEY(W,N)-Gudida dabagalka iyo ansixinta gobolnimada gabiley oo ka kooban siyaasiyiin iyo aqoonyahanka reer gabiley oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay reer gabiley doorkan codayn ilaa inta la ansixiyo gobolnimadooda
Sidoo kale gudidan ayaa sheegay in ay codka siin doonaan cidii hirgalisay rabitaanka reer gabiley doorashada fooda inagu soo haysa ka hor.