“Hadii Aanu Nahay Xildhibaanada Isbahaysiga Mucaaridka, Gobolnimada Gabiley Taagnaanta Ayaanu Ku Ansixinaynaa” Xil. Guruuje | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Aanu Nahay Xildhibaanada Isbahaysiga Mucaaridka, Gobolnimada Gabiley Taagnaanta Ayaanu Ku Ansixinaynaa” Xil. Guruuje
May 11, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka jawaabay baaqii kasoo baxay gudida ka midho dhalinta gobolnimada gabiley isagoo sheegay iin ay ka xildhibaanada isbahaysiga mucaaridka ee golaha wakiiladu diyaar uyihiin meel marinta gobolnimada gabiley

COMMENTS
LINKS