Hadhimo Sharafeed Maagalada Hargaysa Loogu Sameeyay Gudida Ka Midho Dhalinta Gobolnimada Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hadhimo Sharafeed Maagalada Hargaysa Loogu Sameeyay Gudida Ka Midho Dhalinta Gobolnimada Gabiley!
May 22, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada kasoo jeeda gobolka gabiley ayaa munaasibad qado sharaf ah ku maamuusay gudida ka midho dhalinta gobolnimada gabiley oo guul la taaban karo kasoo hoyay shaqadii ay bulshada uhayeen

Sidoo kale xubno kamid ah gudida ka midho dhalinta ansixinta gobolnimada gabiley ayaa ka hadlay waxyabaha usuurto galay iyo halka ay taalo dhamaystirka gobolnimada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS