Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Cidkasta Oo Isla Soo Sawirta Musharax Cirro, Aanay Xisbiga Ahayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Cidkasta Oo Isla Soo Sawirta Musharax Cirro, Aanay Xisbiga Ahayn.
May 29, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani Xirsi cali xaaji xasan ayaa sheegay in cidkasta oo isla soo sawirta musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro aanay xisbiga ahayn

Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa daadifeeyay dadka hadalada bulshada kala fogayna ku hadlaan aanay xisbiga waddani matalin.

COMMENTS
LINKS