|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha wakiilada oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalkii Kasoo Yeedhay Xildhibaan Cabdikariim
May 28, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland yaasiin xiir faratoon ayaa ka jawaabay hadal maanta kasoo yeedhay mudane katirsan xisbi xaakimka kulmiye oo shegay in arinta ansixinta gobolnimada gabiley ay hortaagan yihiin xildhibaanada isbahaysiga mucaaridka isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin wax golaha la horkeenayna aanay jirin Sidoo kale gudoomiye faratoon ayaa hadalka xildhibaan cabdikariim ku tilmaamay malo awaal aanay waxba ka jirin. Related posts:Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Shaaciyay In Uu Yahay Murashax U Taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Ka Hadlay Dagaal Markale Kasoo Cusboonaaday Deegaanka Ceel-Afwayn+Kh... Xukuumadda JSL Oo Heegan Ka Gashay Ka Hortagga Xannuunka CORONAVIRUS Oo Dunidu Dedaal Ugu Jirto Xaka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|