Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja!
May 8, 2024 - Written by Editor:

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md.Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) Ayaa kulan la Qaatay Golaha Sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA kulankan ayaa intii uu socday waxaa Laga Wada Hadlay sidii looga wada shaqayn lahaa Xeerka Saxaafadda Somaliland oo diyaarintiisu ay socoto si loo helo hannaan ay ku wada shaqeyn karaan dhamaan Hay’adaha uu khuseeyo Xeerkaasi .

 

COMMENTS
LINKS